Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Baydhaba, warbixin 


Golaha Wadatashiga Qaran

Magaalada Baydhaba ee caasimadda KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta shir uga furmayaa madaxda qaar kamid ah maamul goboleedyada iyo mas’uuliyiinta ugu sarreysa dalka oo ay kamid yihiin Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Maamul goboleedka Puntland ayaan shirkan ka qeybgali doonin, sida uu ku warramayo wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Warbixin shirka madasha wadatashiga Qaran .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG