Gudoomiyaha xerada Xagardheer ee qaxootiga Dhadhaab Bishaar Xuseen Calas ayaa ka dayriyay xaaladda nololeed ee dadka qaxootiga ah ee ku cusub xeryaha qaxootiga.
Guddoomiyaha waxa uu sheegay inaan dadku helin gargaar banii'aadannimo oo dhamaystiran, haddana ay xaaladdoodu kasii darayso.
Axmed Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintan kasoo diray Dhadhaab.
Facebook Forum