Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumanaan ka mida dhakhaatiirta UK oo shaqo-joojin sameeyey


A junior doctor on strike holds a sign in London. (L. Ramirez/VOA)
A junior doctor on strike holds a sign in London. (L. Ramirez/VOA)

Tobnaan kun oo dhakhatiir ah ayaa Isniinti dalka Britain ka bilaabay shaqo joojin ku meel gaadh ah oo soconaysa muddo saddex maalmood ah. Arrinkan ayaa saameyn ku yeelan doona dadka bukaanka ah, iyada oo dhakhaatiirtuna ay ka cabanayso mushaharka ay qataan.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxaa innoo haya weriyaha VOA ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil

Shaqo-joojinta dhakhaatiirta UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00
XS
SM
MD
LG