Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Itoobiyaan ah oo abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mareykanka


Jill Biden Women

Wariye u dhalatay dalka Itoobiya ayaa Mareykanka lagu guddoonsiiyey abaal-marin iyadoo ku muteysatey digniintii ay ka dhawaajisay ee aheyd in halisi wajaheyso xorriyadda saxaafadda dalkeeda.

Arrintan ayaa imeneysa ayada xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken uu booqanayo dalka Itoobiya dhawaan.

Warbixin ay arrintan VOA-da ka qortey waxaa noo haysa Falastiin Axmed Iimaan.

Weriye Itoobiyaan ah oo abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG