War Deg-Deg ah

Shirkadda Shidaalka Sacuudiga oo faa'iidadii ugu badneyd soo xareysay 2022-kii

FILE PHOTO: Saudi Aramco logo is pictured at the oil facility in Abqaiq
FILE PHOTO: Saudi Aramco logo is pictured at the oil facility in Abqaiq

Shirkadda shidaalka ee Aramco ee Sacuudi Carabiya ayaa Axadda maanta ah sheegtay in faa'iidadeeda ay kor u kacday oo gaartay $161 bilyan sanadkii hore oo qiimaha shidaalka ceyriin uu aad sare ugu kacay. Tani ayaa noqoneysa macaash taariikhi ah oo ay sameysay shirkadda tamarta ee muhiimka u ah dhaqaalaha Boqortooyada. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press, waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Shirkadda shidaalka Aramco ee Saudi Arabia oo faaiido badan sameysay 2022-kii

No media source currently available

XS
SM
MD
LG