Jigjiga —
Magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlada Deegaanka Soomaalida waxaa ka qabsoomay shir lagu soo bandhigayay daraasad laga sameeyay sicir-bararka iyo sidii xal loogu heli lahaa.
Warakan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye maxamed Cabdiraxman Ugaas Gataa.
Facebook Forum