Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida: Col. Maxamed Aadan Koofi


Col. Koofi Aadan
Col. Koofi Aadan

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Col. Maxamed Aadan Koofi, taliyihii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, haddana ah la taliye ka tirsan Wasaaradda Amniga Gudaha. Koofi ayaa dhowaan soo bandhigay daraasad uu ka sameeyey ‘ciyaal-weerada’ oo dhowaanahan Muqdisho ku soo kordhiyay falal amni xuma ah. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:57 0:00

XS
SM
MD
LG