Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK iyo Faransiiska oo iska kaashanaya olole ay ku joojinayaan muhaarijiinta


FRANCE-BRITAIN/
FRANCE-BRITAIN/

Dowlada Britain ayaa sheegtay in ay 500 oo milyan oo gini ay ugu deeqayso Faransiiska si loogaga hortago muhaajiriinta doonyaha yar yar kaga soo gudba xeebaha u dhexeeya Britain iyo Faransiiska.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

UK iyo Faransiiska oo iska kaashanaya ka hortagga muhaajiriinta.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG