Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Congress-ka oo baaraya go'aankii ciidamada Mareykanka looga soo saaray Afghanistan


Congress Insurance Data Breach
Congress Insurance Data Breach

Aqalka Golaha Wakiilada ee Congresska Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga uu aqlabiyadda ku leeyahay ayaa billaabay Arbacadii inuu baaro go’aankii xukumadda Madaxweyne Biden ay ciidamada Mareykanka kaga soo saartay dalka Afghanistan bishii August ee sanadkii 2021-kii.

Khubarada dhinaca socdaalka iyo saraakiil ka tirsan milatariga Mareykanka ee gacanta ka gaystay dadkii sida deg degga ah looga soo daad-gureeyay Afghaistan ayaa ka marag furay in kasoo bixitaankaasi uu ku yimid go’aanno khaldan oo sanado badan la qaadanayay.

Wariyaha VOA-da arrimaha Congresska Katherine Gypson ayaa warbixintan diyaarisay. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.

Congress-ka oo baaraya go'aankii ciidamada Mareykanka looga soo saaray Afghanistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00

XS
SM
MD
LG