Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday kaniisad ku taalla Jarmalka


Deadly shooting in Hamburg
Deadly shooting in Hamburg

Ugu yaraan toddoba qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen, tira kalana ay ku dhaawacantay weerar toogasho ah oo xalay fiidkii ka dhacay Kaniisad ku taala magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka, waxaana booliska magaaladaasi ay sheegeen inay wadaan baaritaan la xiriira falkan.

Haddaba Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Maxamud Carab oo ah saxafi madax-banaan oo dagan dalka Jarmalka.

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Jarmalka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG