Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxayo waaweyn oo ka dhacay Giriigga kadib shil tareen oo ay ku dhinteen 57 qof


Tobanaan kun oo qof ayaa dibadbaxyo ka dhigay magaalada Athens ee caasimada dalka Giriiga iyo qaar ka mid ah magaalooyinka kale ee wadankaasi iyaga oo dalbanaya in islaxisaabtan la helo ka dib labadii tareen ee isku dhacay dalkaas oo ay ku dhinteen 57 qof.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Halkan ka dhageyso Warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

XS
SM
MD
LG