Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa ku baaqeysa in taageero deg deg ah lala gaaro tobanaan kun oo qaxooti ah oo ka cararay dagaalka Laascaanood, kuwaas oo gaaray dalka Ethiopia.
Maya Misikir ayaa warbixintan kasoo dirtay Addis Ababa. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Facebook Forum