New York —
Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in labo nin lagu helay danbi ah inay gacan siiyeen kooxo burcad badeed Soomaali ah oo madax furasho ahaan u afduubay wariye Mareykan ah, haystayna laba sano iyo bar.
Mid ka mid ah labada nin ee Soomaalida ah ayaa haysta dhalashada Mareykanka.
Maxamed Bashir Cabdiraxmaan ayaa noo haya warbixin ay ka qortay wakaaladda wararka ee Associated Press.
Facebook Forum