Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan shirka dalalka soo koraya ee ka socda Qadar


Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa maanta waxaa ka furmay shirka dalalka soo koraya ee caalamka oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobay. Shirkan oo ah kii 5-aad ayaa waxaa ka qeybgalaya 46 dal oo ah kuwa ugu saboolsan dunida, iyadoo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ganacsiga iyo horumarka ee UNCTAD ay sheegtay in mujtamaca dalalakaasi ku nool ay dunida ka yihiin 14 boqolkiiba.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa shirkan iyo waxa laga filayo in uu ka taro dhaqaalaha dalalka soo koraya ka wareystay Maxamed Shiikh Xuseen oo ka faallooda siyaasadda caalamka, deggana gobolka Virginia ee Mareykanka.

Falanqeyn ku saabsan shirka ka socda Qadar
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00

XS
SM
MD
LG