Booliska Talyaaniga ayaa xiray saddex nin oo loo haysto inay mas’uul ka ahaayeen dooni Axaddii ku burburtay badda Koonfurta Talyaaniga.
Doontan waxaa ku dhintay 65 qof oo u badan Muhaajiriin kasoo jeeda Pakistan, Iran, Soomaaliya iyo Syria.
Haddaba wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa soo koobaya warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters.
Facebook Forum