Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in wadaxaajoodkii Sweden iyo Finland ee ku biirista Ururka NATO uu dib u bilaabmayo 9-ka bisha Maarso ee fooda inagu soo haysa. Haddaba muxuu Turkigu uga cago jiidayaa in uu saxeexo arjiga dalbashada labadaas wadan, warbixin gaar ah oo ku saabsan amuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Maxaa laga filan karaa kulanka NATO ee lagaga hadlayo dalabka Sweden iyo Finland?