Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saamayn noocee ah ayuu dunida ku yeeshay dagaalka Ukraine

Russia Ukraine War Global Reaction
Russia Ukraine War Global Reaction

Bulshada iyo dowladda Ukraine waxay u sameynayaan baroor diiq dadkii kaga dhintay dagaalka sannad jirsadey ee Ruushku kusoo qaadey, waxaanay wacad ku mareen in ay dagaalami doonaan ilaa inta ay ka guuleysanayaan.

Dhinaca kale Moscow waaxay sheegtay in ay guulo kasoo hoysay furimaha dagaalka ee barriga, duulaankiisuna uu galay sannadkii labaad oo ay dagaalka sii wadayaan.

Warbxin gaar ah oo ku saabsan saameynta uu dagaalkani ku yeeshay Ukraine iyo caalamka, halka ay xiisadu mareyso waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Saamaynta dagaalka Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00
XS
SM
MD
LG