Marwada Koowaad ee Mareykanka Dr. Jill Biden ayaa booqashadeedii ugu horreysay iyadoo xilkaasi heysa ku tagtay Afrika. Waxay booqashadeeda Afrika ka billowdey Namibia, iyadoo diiradda saari doonta horrumarinta Afrika.
Warbixintan oo ay qortey VOA waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Facebook Forum