Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir madaxeedka Munich oo arrimo xasaasi ah ay horyaallaan sanadkan


Hoggaamiyaasha Caalamka ayaa todobaadkan ka qeyb galaya shirka magaalada Munich ee dalka Jarmalka ka hor sanadguuradii kasoo wareegatay duulaankii Ruushka uu ku qaadey dalka Ukraine, iyo xiisadda ka dhex taagan Mareykanka iyo Shiinaha ee ku qotonto arrimaha basaasnimada.

Warbixin ay qortey Wakaaladda Wararka AFP waxaa soo jeedinaysa Sahra CAbdi Axmed.

Shir madaxeedka Munich oo arrimo xasaasi ah ay horyaallaan sanadkan
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00

XS
SM
MD
LG