Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee laga qaado hurdo la'aanta?


Hurdo yarida ayaa la tilmaamaa inay ka dhashaan dhibaatooyin caafimaad oo qofka soo food saarta, waxaana dhaqaatiirta tilmaamayaan in haddii uu qofku seexan waayo hurdo ku filan, uu khalqal ku imaanayo hanaanka maskaxkasdiisa.

Dr. C/qaadir Xuseen Warsame oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa Caasha Ibrahim Aden uga warramay dhibaatooyinka qofka food saari kara haddii ay hurdada ku yaraato.

Dhibaatooyinka caafimaad ee hurdo yarida mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

XS
SM
MD
LG