London —
Safaaradda Soomaaliya ee magaalada London ayaa markii ugu horeysay muddo ka badan 30 kadib shalay dib loo furay.
Haddaba Wariyaha VOA-da, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray Safiirka Soomaaliya ee Britain, Danjire Cabdulqaadir Axmed Khayr waxaana uu ugu horreyn uu danjirihu ka hadlayaa daahfurka safaaradda.
Facebook Forum