Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka ku xigeenka Caafimaadka DDS oo ka hadashay walaac laga qabo xanuunno cusub

Jaamacadda Jigjiga
Jaamacadda Jigjiga

Maalmahan waxaa jiray warar sheegayay in uu cudurka daacuunka uu ka jiro magaalada Mandheera ee wadanka Kenya oo xudduud ay wadaagaan dawlad deegaanka soomaalida, waxaana sare u kacay cabsida laga qabo in xanuunkaasi uu u soo gudbo dhinaca dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Xafiiska caafimaadka ee dawlad-deegaanka Soomaalida ayaa sheegay inaanay weli jirin kiisas lagu arkay deegaanka, hase ahaatee waxay muujiyeen cabsida laga qabi karo, iyaga oo sheegay inay u diyaargaroobeen.

Weriyaha VOA MAxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa waraystay wasiir ku xigeenka xafiiska caafimaadka ee dawlad deegaanka Soomaalida Xaawo Saleebaan Ismaaciil.

Wareysiga ku xigeenka wasiirka caafimaadka mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

XS
SM
MD
LG