Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Khudbaddii sannadlaha ee Madaxweyne Biden


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay jeediyay khudbadiisa sanadlaha ee loo yaqaan State of the Union, waxa uuna soo hadal qaaday guulaha maamulkiisa, oo ay ku jiraan xakameynta aafadii Covid-19 iyo abuurista 12 milyan oo shaqooyin cusub ah.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay xisbiga Jamhuuriga inay kala shaqeeyaan sidii dalka loo mideyn lahaa, isla markaana dib loogu dhisi lahaa waxa uu ugu yeeray “Laf-dhabarta Mareykanka”.

Haddaba muhiimadda ay xambaarsaneyd khudbaddaas ayaa waxaa wariyaha VOA-da Ismaaciil Xuseen Farjar ka wareystay Feysal Derri oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga iyo Asad Caliweyd oo ka faallooda arrimaha Mareykanka. Labaduba waxay ku suganyihiin gobolka Minnesota.

Falanqeyn khudbadii sanadlaha aheyd ee Madaxweyne Biden.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:02 0:00

XS
SM
MD
LG