Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Qaar ka mid ah Soomaalida Turkey ee uu saameeyey dhul-gariirka


Kooxaha gurmadka ee Turkey iyo Syria, oo ku shaqeynaya cimilo aad u qabow, ayaa weli wada inay dadka ka raadiyaan burburka dhismayaasha, ayada oo khasaaraha dhimasho ee dhul-gariirkii shalay ku dhuftay uu dhaafay 5,000 oo qof.

Hay’adaha maareynta musiibooyinka ayaa sheegay in kumanaan dhisme, oo ku yaalla magaalooyinka gobol aad u baaxad weyn, ay dhulka la sinmeen.

Haddaba waxaa mar kale noo soo suurtogashay inaan waraysi la yeelano Cawaale Axmed Darfac oo ka mid ah ardayda Soomaalida ee wax ku baratay magaalada Gaziantep ee Koonfurta Turkiga oo ka mid ah meelaha burburka ugu xooggan ka dhacay.

Waxa uu ka warramayaa xaaladda ilaa 12 Soomaali ah oo la la’aa tan iyo shalay.

Wareysi: Qaar ka mid ah Soomaalida Turkey ee uu saameeyey dhul-gariirka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG