Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: kulan lagaga hadlay 'isla jaanqaadka farshaxanka iyo farsamada casriga ah'


Djibouti
Djibouti

Dalka Djibouti waxaa lagu qabtay kulan lagu xusayey maalinta qaran ee farshaxanka, waxaana kulankaas shir-guddoomiyey madaxweynaha dalka Djibouti Ismail Cumar Geelle. Xuskan sannadlaha ah oo ahaa markii shanaad ee laga qabanqaabiyo dalka Djibouti ayay ka qayb galeen haweenka sida gaarka ah ugu shaqaysta farsamada farshaxanka.

Haddaba weriyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan ku eegaya.

Shirka farshaxanka ee Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00
XS
SM
MD
LG