Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garoowe: Ciidamo digniin ka soo saaray diiwaangelinta Puntland


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Taliska Ciidanka Komaandooska Puntland ee Guutada labaad ee Danab oo Fadhigoodu yahay Garoowe ayaa ka digay sida ay sheegeen diiwaangelin hubaysan iyo doorasho aan heshiis lagu ahayn kuna baaqay in la isugu yimaado wadahadal.

Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.

Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa ka digay diiwaangelinta Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

Dhageystayaal waxaa naga xasuusin ah in dhinaca maamulka Puntland aanu weli wax war ah ka soo saarin arrintan, marka ugu horeysa ee aan falcelin ka helno ayaan idinla wadaagi doonaa.

XS
SM
MD
LG