Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay sida ay uga xun-tahay una cambaaraynayso in xukuumadda Talibanta ee talisa dalka Afghanistan sida ay uga baxday ballanqaadyadii ay hore u gashay ee ahaa inay dalkaas ku maamulayaan si masuuliyad leh, ayna ixtiraamayaan xuquuqda dhamaan shacabka Afghanistan oo ay ku jiraan haweenka.
Warbixin ay qortey VOA waxaa noo soo koobaysa Sahra Abdi Axmed.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available