WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Cabdinaasir Xaaji Shirwac, waxaana uu barnaamijku ku saabsan yahay doodda hortaalla Golaha Shacabka ee ku saabsan xeerka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.
Facebook Forum