Isku xirrada

War Deg-Deg ah

12 dal oo Afrikaan ah oo ku dhowaaqay qorshe lagu soo afjarayo AIDS-ka caruurta


Laba iyo toban waddan oo Afrikaan ah ayaa Arbacadii caddeeyey qorsheyaal lagu soo afjarayo AIDS-ka carruurta marka la gaaro 2030-ka iyada oo loo marayo barnaamijyo kala duwan oo lagu baaro HIV, daawaynta iyo ka hortagaba.

Himilada 2030-ka, oo ay ku dhawaaqday UNAIDS sannadkii hore, ayaa waxaa si wada jir ah u taageeray wakiillo ka kala socday 12-ka waddan ee isugu yimid magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania.

Warbixin ay AFP qortay waxaa soo jeedinaya Ibrahim Hassan Daandurey.

12 dal oo Afrikaan ah oo ku dhowaaqay qorshe lagu soo afjarayo AIDS-ka caruurta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:00 0:00

XS
SM
MD
LG