Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky iyo ra'iisul wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen ayaa gelinkii dambe ee shalay ku kulmay magaalada Mykolaiv ee ku taalla koonfurta Ukraine. Denmark ayaa hore u sheegtay in ay ku caawin doonto Ukraine 19 ka mid ah gantaalaha uu sameeyo dalka Faransiisku.
Haddaba Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa khadka taleefanka ee magaalada Copenhagen kula xiriiray weriye Maxamed Amiin oo ka tirsan idaacadda Hormuud, ugu horreyna waxa uu sharraxayaa booqashada ay Ukraine ku tagtay haweenayda Ra’iisul Wasaaraha ka ah dalka Denmark.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available