Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Adeegsiga baraha bulshada ee habalaha Soomaaliyeed: dhib mise dheef?


Social Media
Social Media

Baraha Bulshada sida Facebook iyo YouTube waxaa kusoo badanaya dhallinyarada Soomaaliyeed ee isticmaasha, gaar ahaana hablaha, kuwaas oo habab kala duwan uga faa'iidaysta, qaarkood ayaa dhaqaale ka sameeya, halka qaar kalena ay xirfadohooda ku horumariyaan.

Hodman Abdisalaam Cadceed waa mid ka mida hablaha suxufiyiinta ah ee ka hawlgala magaalada Nairobi, waxay ka mid tahay dhalinyarada sida weyn u isticmaasha baraha bulshada. Hodman ayaa sheegtay in dhalinyaradu ay dhaqale iyo magacba ka samayn karaan baraha bulshada iyaga oo aan u adeegsan dhinaca khaldan.

Weriyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xared ayaa waraystay Hodman Cadceed

Isticmaalka baraha bulshada
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00
XS
SM
MD
LG