Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxay salka ku haysaa doodda mucaaradka Kenya?


Mucaaradka dalka Kenya ee uu hoggaamiyo Raila Odinga oo doorashada madaxtinnimada looga guulaystay sannadkii hore ayaa markii labaad toddobaad gudihiis waxay caasimadda Nairobi ka sameeyeen isku-soo-baxyo dadweyne oo ay uga soo horjeedaan dowladda.

Haddaba maxay salka ku haysaa doodda siyaasadeed ee mucaaradka ee ah inaysan aqoonsanayn natiijada doorashadii sannadkii hore oo uu ku guulaystay Madaxweyne William Ruto?

Weriyhayaga Maryan Maxamuud Barre ayaa arrintan ka waraysatay Cawil Adan Axmad oo ka faallooda siyaasadda Kenya.

Fallanqeyn: Maxay salka ku haysaa doodda mucaaradka Kenya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

XS
SM
MD
LG