Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sabab u ah mowjadda Faransiis eryidda ah ee ka socota Afrika?


Dawladda Burkina Faso ayaa go’aansatay in ay soo afjarto heshiis dhinaca militariga ah oo ay kula jirtay dalka Faransiiska, waxayna muddo bil ah u qabatay in ciidanka Faransiisku uu dalka kaga baxo.

Talaabo tan la mid ah waxaa horay u qaaday dalka Mali. Haddaba maxaa sabab u ah mowjaddan Faransiis eryidda ah oo dalalka qaar ee horay uu Farnasiisku u gumeysan jiray ay ku kacayaan?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu weydiiyey Prof. Maxamed Mukhtar oo taariikhda Africa iyo Carabta ka dhiga Jaamacadda Savanna, gobolka Georgia ee dalka Maraykanka.

Prof. Mukhtar ayaa ugu horeyn ka hadlaya sidii Faransiisku uu Afrika ku yimid.

Maxaa sabab u ah mowjadda Faransiis eryidda ah ee ka socota Afrika?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG