Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Toronto oo ka walaacsan falal amni darro oo sii kordhaya


CANADA-SHOOTING/CONDO
CANADA-SHOOTING/CONDO

Shacabka ku dhaqan magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay Soomaaliduna ku jirto ayaa aad u hadal haya, rabshado toddobaadkan ka dhacay magaaladaasi. Duqa magaalada Toronto ayaa shalay ka hadlay rabshadaha ku soo batay magaaladiisa, isaga oo ballan-qaaday inuu wax ka qaban doono walaaca la xiriira arrinkan.

Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.

Rabshado ka dhacay Toronto
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG