Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jarmalka oo diiday in taangiyada Haramcad-2 uu siiyo Ukraine


Kulan uga socdey wasiirada difaaca ee dalalka xubnaha ka ah gaashaanbuurta NATO iyo wadamo kale ee saldhiga milateriga cirka ee Mareykanku ku leeyahay magaalada Ramstein ee Jarmalka ayaan laga gaadhin go’aankii ay rajeynaysay dowlada Ukraine.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan kulankan iyo go’aamadii ka soo baxay waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Kulankii Saaxiibada Ukraine ee Jarmalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00

XS
SM
MD
LG