Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xanuun xoolaha ku dhaca oo ka dillaacay Wajeer


Wasaaradda Caafimaadka ee maamuka Wajeer ee gobalka waqooyi-bari Kenya ayaa shaacisay in cudurka KUDKU uu soo ritay boqolaal neef oo geel ah halka cudurro kalena ay ku dhaceen Ariga.

Si looga hortago faafidda cudurradaasi xoolaha ku dhaca ayaa kooxo dhaqaatiir ah iyo dawooyin loo kala diray dhammaan deegaannada maamulka Wajeer uu ka kooban yahay.

Warkan waxaa magalada Wajeer inooga soo diray Maxamed Faarax Shire.

Halkan ka dhageyso warbixinta oo dhammeystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG