Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xus sannadeedka halgamaagii xuquuqda madaniga ah ee dadka Madow, Martin Luther King


In 1963, Martin Luther King, Jr. gave his famous “I Have a Dream Speech” at the Lincoln Memorial during the March for Jobs and Freedom.
In 1963, Martin Luther King, Jr. gave his famous “I Have a Dream Speech” at the Lincoln Memorial during the March for Jobs and Freedom.

Sannadkasta marka la gaadho Isniinta saddexaad ee bisha January waxaa dalka Maryakanka laga xusaa dhalashada hoggaamiyihii madowga ahaa ee Martin Luther King Junior, oo ahaa halgamaa u dhaqdhaqaaqa xuquuqda madaniga ah ee dadka madow. Martin Luther King ayaa lagu dilay magaalada Memphis ee gobolka Tennesee bishii April ee sannadkii 1968.

Haddaba taariikhda Martin Luther King iyo xuska maalintan ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faallooda amuuraha Maraykanka.

Taariikhda Martin Luther King
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00

XS
SM
MD
LG