Wasiirka difaaca ee dalka Jarmalka Christine Lambrecht ayaa ku dhawaaqday inay iscasishay, ka dib markii ay soo ifbaxeen su'aalo badan oo la xidhiidha, kartideeda hoggaamineed ee dhinaca ciidamada gaar ahaan intii uu socday dagaalka Ukraine.
Haddaba weriyaha VOA Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa khadka telefoonka ku waraystay Maxamuud Carab oo ah saxafi degan magaalada Kassel ee dalka Jarmalka, isaga oo ugu horrayn weydiiyey sababta keentay iscasilaadda wasiirka.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available