Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in tirada dhimashada gantaallada Ruushka ee ku dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Dnipro ay kor u kacday oo ay marayso 35 qof.
Shaqaalaha samatabbixinta ayaa waxay weli baarayaan burburka dhismaha si loo soo badbaadiyo haddii ay jiraan dad ku hoos jira burburka.
Warbixin ay VOA arrintan ka qortay waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available