Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sweden oo sheegtay in Turkigu uu ku xiray shuruudo aanay aqbali karayn


Turkey Sweden
Turkey Sweden

Ra'iisal wasaaraha dalka Sweden ayaa sheegay in dalka Turkigu inuu soo jeediyey shuruudo aanay aqbali karin, si dalkiisu ugu biiro xubinimada gaashaan-buurta NATO.

Turkiga ayaa shuruudo ku xidhay dalalka Finland iyo Sweden, haddii ay doonayaan inay xubin ka noqdaan isbahaysiga NATO, hase ahaatee illaa haatan Sweden ayaa dood badan ka qabta shuruudaha ka imanaya Ankara.

Warbixin ay VOA ka qortey arrintan ayaa waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Warbixinta Turkiga iyo Sweden
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG