Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masuuliyiinta Wajeer oo ka walaacsan cudurka 'Daacuunka' oo deegaankaas ka jira


Wajir, Kenya
Wajir, Kenya

Masuuliyiinta caafimaadka ee Wajeer ayaa walaac xooggan ka qaba xanuunka daacuunka oo deegaankaas ka dilaacay, iyada oo wararku ay sheegayaan inay jiraan dad u dhintay iyo qaar kale oo cudurkaasi uu hayo.

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Wajeer oo kaashanaysa hay'adaha samafalka ee ka hawlgala deegaankaas ayaa walaac ka qaba in cudurkaasi uu fido, xilli ay u dhinteen illaa 3 qof, halka cudurkan laga daawaynayo illaa 115 qof oo lagu hayo goobo caafimaad oo la ilaaliyey.

Weriyaha VOA Maxamed Shire ayaa warkan ka soo diray Wajeer

Cudurka Daacuunka oo lagu arkay Wajeer
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

XS
SM
MD
LG