Toronto —
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday shaqooyin cusub oo kor u dhaafaya boqol kun, kuwaasi oo lagu wado inay gacan ka gaysataan korodhka dhaqaalaha dalkaas, islamarkaana ay qayb ka qaadataan hoos u dhaca heerka shaqo la’aanta dalkaasi.
Soomaalida ayaana ka mid ah dadka dhinacooda abuuray shaqooyinka cusub iyo sidoo kalena ka faa'ideysanaya.
Warbixin arintaasi ku saabsan waxa magaalada Toronto nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Nuur Xaaji.
Facebook Forum