Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hadal hayn ka dhalatay, wiilka uu dhalay boqorka UK oo sheegay inuu dilay 25 qof


BRITAIN-AFGHANISTAN-MILITARY
BRITAIN-AFGHANISTAN-MILITARY

Wiilka labaad ee uu dhalay boqorka dalka Ingiriiska ee Harry Charles ayaa sida wakaaladaha wararku qorayaan waraysiyo ka bixiyay buug uu qoray oo uu kaga hadlay xilli uu ku jiray ciidamada Britain ee ku sugnaa dalka Afghanistan inuu dilay 25 qof.

Tan iyo markii uu hadalkani soo baxay ayaa aad loogu hadal hayaa warbaahinta dalka Britain iyo baraha bulshada.

Hadaba saamayn intee le’eg ayuu hadalkani ku yeelan karaa qoyska boqortooyada Britain, dawladda iyo waliba Harry laftiisa.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxa magaalada London nooga soo diray wariyahayaga qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Warbixinta Prince Harry
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG