Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsanaya


UK Parliament
UK Parliament

Qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Britain ayaa ka hadlay welwelka ay ka qabaan nidaamka ammaankooda loo sugo wixii ka danbeeyey dilkii xildhibaan Sir David Ames oo dilkiis wiil Soomaali ah loo xiray sannadkii 2021kii.

Xildhibaanada qaarkood ayaa bilaabay in ay xirtaan jaakadaha ka celin kara weerar toorey ah hadii lagu soo qaado markay la kulmayaan dadka rayidka ah.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Xildhibaannada baarlamaanka UK oo u cabsaday ammaankooda.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG