Dowladda Canada ayaa mamnuucday in dadka ajaaniibta ah ay guryo ka iibsadaan dalkeeda.
Arrintan ayaa imaaneysa xilli dadka reer Canada oo Soomaalida ay qeyb ka yihiin ay muddooyinkan dambe ka cabanayeen iibsashada iyo kirada guryaha oo qaali ah.
Wariyaheenna Hussein Nur Haji ayaa warbixintan Toronto kasoo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available