Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macalin oo ku sugan London iyo Qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalka Britain Dayib Maxamud Sheekh Axmed ayaa ka qayb-galay kulan ay ka qaybgaleen in ka badan labaatan waalidiinta Soomaalida ah oo caruurtoodu ay ku jiraan xabsiyada dalka Britain.
Kulanka oo ku qabsoomay aaladda ZOOM-ka ee dhinaca Internet-ka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Mother and Child ee fadhigiisu yahay London.
Haddaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray qunsulka Somalia ee Britain Dayib Maxamud Sheekh Axmed, ugu horreyna waxaa uu weydiiyay waxyaabaha ay waalidiintu kala hadleen
Facebook Forum