Dalka Croatia ayaa go'aansaday inuu bedelo lacagtiisii, isla markaana uu u guuro isticmaalka lacagta Euro-ga, waxaana ay haatan galeen nidaamka aan dal ku galka la isaga baahnayn ee Midawga Yurub.
Haddaba maxay dalkaas uga dhigan tahay arrintani, warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA ee qaaradda Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.