Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Putin oo sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal


Vladimir Putin
Vladimir Putin

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in inuu wada xaajood la galo dhammaan dhinacyada ku lugta leh dagaalka Ukraine balse waxa uu ku dooday in xukuumadda Kyiv iyo taageerayaasheeda reer galbeedka ay diideen in ay wada hadal la galaan Ruushka.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa hadalka ku sheegay wareysi la sii daayay Axaddii. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa isoo jeedineysa Caasha Ibraahim Aden.

Putin oo diyaar u ah wadahadal
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00
XS
SM
MD
LG