Golaha warbaahinta dalka Kenya ayaa doonaya in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dilka wariya Kenyan ah, oo dhawaan lagu dilay magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Weriyaha VOA Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan kasoo dirtay Nairobi.