Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baraf wata dabaylo xoog leh oo kala xiray isku socodka Waqooyiga America 


Dabeylo daran iyo qabow ka jira magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sababay in la xiro dhammaan iskuullada, sidoo kalena ay baaqdaan duulimaadyada diyaaraha u kala goosha Canada iyo guud ahaa Waqooyiga America.

Qabowga wuxuu sidoo kale saameyn ku yeeshay nolol maalmeedka dadka, gaar ahaan kuwa ku cusub dalkaasi.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya wariyaha VOA-da Xuseen Nuur Xaaji

Cimilada qaboow ee Waqooyiga America.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

XS
SM
MD
LG